Press "Enter" to skip to content

Qatar oo Qaramada Midoobay u gudbisay Cabasho ka dhan ah Imaaraadka

Jimco, Maarso 16, 2018 (HOL) – Dowladda Qatar ayaa khamiistii warqad cabasho ah u gudbisay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, taa oo ay uga cabanayeen in dalka isu tagga imaaraadka Carabta uu ku xad gudbay hawadooda.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta16-155050.htm

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: