Press "Enter" to skip to content

Qatar oo cambaareysay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Dowladda Qatar ayaa sheegtay inay si xooggan u cambaareyneyso weerar is-miidaamin ah oo shalay ka dhacay goob baabuurta rakaabka laga raaco oo ku taalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: