Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya, in qarax xalay fiidkii ka dhacay meel u dhaw isgoyska Nambar Afar uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment