Press "Enter" to skip to content

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Qarax khasaare u geestay dad shacab ah ayaa xalay ka dhacay magalada Kismaayo, waxaana bam gacmeed lagu tuuray goob ay ku sugnaayeen dad shacab ah sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ciidanka booliska magaalada Kismaayo.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: