Press "Enter" to skip to content

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Qaraxan oo  geystay qasaare ayaa ka dhashay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana uu qaraxu ka dhacay isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan bar koontarool oo laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: