Press "Enter" to skip to content

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay iridda hore ee xerada tababarka militariga ee General Dhagabadan ee degmada Madiina, halkaas oo ay ka socotay diiwaan galinta ciidan cusub.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: