Jimco, , April, 06, 2018 (HOL)-Qarax loo maleynayo in loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaw dhacay KM4 gaar ahaan Koontaroolka ku dhaw xarunta shirkadda Sahal waddada gasha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta6-155309.htm
Be First to Comment