Press "Enter" to skip to content

Qarax goor dhaw ka dhacay degmada Wadajir

Talaado, Maarso, 03, 2018 (HOL)- Warar goor dhaw naga soo gaaray degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in qarax culus uu ka dhacay Isgoyska Danwadaagta sida ay Hiiraan Online u xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta3-155277.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: