Press "Enter" to skip to content

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay garoon Kubadda lagu cayaaro degmada Baraawe

Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ilaa afar dhalinyaro ah ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen qarax galabnimadii maanta oo Khamiis ah ka dhacay garoon Kubadda lagu cayaaro.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta12-155380.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: