Press "Enter" to skip to content

Qaramada Midoobey oo bilaabeysa dib u soo celinta Qaxootiga Soomaalida Dhadhaab

Khamiis ,Maarso, 29, 2018 (HOL)–Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ay sii kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay ka baxaan xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Kenya kuna laabtaan dalkooda Hooyo ee Soomaaliya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta29-155216.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: