Press "Enter" to skip to content

Qalalaasaha Tigray: ‘Sida dagaalku ugu qasbay adeerkey inuu qaxooti ku noqdo Sudan’

Mid ka mid ah qaraabada webriyaha BBC-da ayaa u qaxay dalka deriska la ah Itoobiya ee Sudan isaga oo lug iyo doon adeegsanaya, kabihiisuna ay waddada uga lumeen.

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: