Boqolaal ka tirsan fallaagada reer Suuriya ee ka dagaalama qeybo ka mid ah bariga Quuda iyo qoysaskooda ayaa saaka lagu wadaa in ay isaga baxaan magaalada go’doonsan magaalada ee ku taala bariga Quuda kaddib heshiis ay garwadeen ka ahayd dowladda Ruushka.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43496347
Be First to Comment