Qaramada Midoobay iyo ururka caalamiga ah ee Laan-qeyrta Cas ayaa sheegay in kolonyo gargaar ah oo ku wajahneyd bariga Ghouta ee Syria aysan u fuli doonin sida loo qorsheeyay Khamiistan maanta ah, sababo ammaan dartood.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4285621.html
Be First to Comment