Press "Enter" to skip to content

Q.M. oo Xabbad Joojin Ku Baaqday Gudaha Siiriya

Xog-hayaha guud ee Q.M. António Guterres ayaa golaha ammaanka ka dalbanaya inuu meel mariyo 30 cisho oo xabbad joojin ah, gudaha Siiriya, si loo caawiyo 400,000 oo ruux oo ku xanniban bariga Ghouta, kaas oo sheegey inay dunidan ku ciqaaban yihiin.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4265600.html

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: