Press "Enter" to skip to content

Q.M. oo Ku Baaqday in La Baaro Dadkii Lagu Laayay Yemen

Hey'adda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baaris lagu sameeyo dilalka tobonnaan qof oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay uu isbaheysiga uu Sacuudigu hoggaaminayo duqeyn ku diley gudaha dalka Yemen.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4364055.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: