Press "Enter" to skip to content

Puntland oo toogatay 18 qof oo ku eedeysnaa argagixisonimo

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhaweyd toogatay 18 qof oo dhawaan lagu xukumay dil, kaddib markii lagu helay falal aragagixisonimo ah, sida ay sheegtay waaxda caddaaladda ee Puntland. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: