Press "Enter" to skip to content

Puntland oo soo bandhigtay dhallinyaro ka soo baxsaday Eritrea

Wasaradda amniga Puntland ayaa magaalada Garoowe saxafadda ugu soo bandhigtay shan dhallinyaro ah oo la sheegay in ay ka soo baxsadeen xerooyin ciidan oo ku yaala dalka Eritrea.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: