Press "Enter" to skip to content

Puntland oo sheegtay in ay laheyd qeyb ka mid ah lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtay garoonka Aadan Cadde

Talaado, April, 17, 2018 (HOL)-Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in lacagtii todobaadkii hore dowlada Soomaaliya ay ku qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho qeyb ka mid ah Imaaraadku ugu talagaleen ciidamada ku sugan deegaannada Puntland oo ay tababaraan.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta17-155424.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: