Press "Enter" to skip to content

Puntland oo go'aano kasoo saartay xaaladda doorashada dalka

Maamul Gobolbeedka Puntland ayaa ku celiyay inaysan aqbali doonin hannan doorasho oo baal marsan heshiikii 17-kii September, waxaana bayaan saaka ka soo baxay Madaxtooyada Garoowe lagu sheegay inay ilaalinayaan geeddi socodka dowladanimada Soomaaliye ee ku dhisan Federalka iyo dimoqraadiyadda.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: