Press "Enter" to skip to content

Puntland: Diyaarado Duqeeyay Daacish

Wararka laga helayo deegaamada gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe duqeyn loo geystay fariisan ay ururka Daacish ku lahaayeen meel u dhow tuuladda Dhaadaar ee ka tirsan buuraleyda degmada Qandala.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4338626.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: