Press "Enter" to skip to content

Malin News

User banner image
User avatar
  • Malin News

Posts

Amitabh Bachchan: Muxuu ‘Cali Dheere’ filimadiisa ugu keydinayaan qol qabow?

Muddo tobanaan sano ah, Amitabh Bachchan waxa uu 60 ka mid ah filimadiisa ku keydiyey xarunta keydka aflaanta. Sii akhri

Tallaalka Covid-19: Ma run baa halista la sheegay ee dawada AstraZeneca?

Balse su’aasha ugu weyn ee la isweydiinayo waxa ay tahay sababay xinjirowga dhiiga? Sii akhri

Clubhouse: Walwalka dhanka amniga xogta ee ka jirto bartan ku cusub bulshada Internet-ka

Qof ka mid ah dadka adeegsada ayaa laga mamnuucay bartan ka dib markii uu codadka dhowr qol uu toos ugu baahiyay bog website ah. Sii…

Labo arrimood oo uu ka shallaayay Cali Mahdi Maxamed

Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho janaasada loogu tukaday meydka madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo Arbacdii ku geeriyooday magaalada Nairobi…

Muranka badda Soomaaliya-Kenya: Afar qodob oo qareenada Soomaaliya ee ICJ ay diiradda saareen

Dowladdii Kumeel Gaarka ahayd ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kenya ayaa kala saxiixday heshiis Isfahan ah oo la xiriiray xadka badda ee labada dhinac. Sii akhri

John Magufuli: Waa kuma Madaxweynihii ‘baaldoosarka’ ee Tanzania

Waxaa mar lagu ammaanay hannaankiisii diidmada waxyaabaha uu micnodarrada u arkayay, waxaa aad loo xusuusan doonaa siyaasadihii Magufuli ee Covid-19. Sii akhri

Kiiska ICJ: Sida ay ku billaabatay dacwadda Badda ee Kenya iyo Soomaaliya

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa 15-ka bishan March billaabeysa dhageysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya, hase ahaatee dad badan waxba kama xasuustaan…

Waa kuma Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan?

Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo booliska ay sheegeen inuu xabsiga “ka baxsaday”, waxaa xirtay dowladda Federaalka Soomaaliya, bishii August ee sannadkii tagay. Sii akhri

Dhimashada Magufuli: Waa tuma Saamiya Suluhu Xasan, oo la filayo in ay madaxweyne ka noqoto Tanzania?

Mama Saamiya Suluhu Xasan oo madaxweyne ku xigeen ahayd, tan iyo 2015-kii, ayaa la filayaa in ay xilka madaxweynaha la wareegto ka dib markii uu…

Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya: Maxaad ka taqaannaa qareennada Soomaaliya ku matalaya dacwadda badda ee ICJ?

Soomaaliya ayaa waxaa ay u qoratay muranka badda in ay difaacaan qareeno heer caalami ah islamarkana sumcad ku dhex leh shuruucda caalamiga. Sii akhri
War cusub: