Press "Enter" to skip to content

Prof Jawaari : Xildhibaannada ha ilaaliyaan midnimada mooshinkiina halkaa ayuu ku buray

Arbaco, Maarso, 14, 2018 (HOL) –Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ka hadlay mooshin ay ka soo gudbiyeen xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku baaqay in la ilaaliyo midnimada baarlamaanka, isaga oo dhinaca kalana sheegay in Mooshinkii laga keenay uu buray.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta14-155035.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: