Press "Enter" to skip to content

Prof Jawaari : Waxaan ogolahay in cod lagu kala baxo

Sabti, Maarso,17,2018 (HOL)–Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ay Mooshin ka keeneen tiro ka badan 100 xildhibaan ayaa sheegay in sharci ahaan uu jabey Mooshinkii la soo gudbiyay, laakiin isaga oo u daneynaya badbaadinta Golaha Shacabka ogolaanayo in xildhibaannada ka soo horjeeda soo dhameystiraan xubnaha ka dhiman si uu sharci u noqdo mooshinka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta17-155063.htm

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: