Press "Enter" to skip to content

Prof Jawaari : Kheyre waayadii ugu danbeeyay wuxuu ka talo qaadanayay kuwii burburiyay Baarlamaankii Sideedaad

Jimco ,Maarso, 30, 2018 (HOL) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo xalay waqti danbe shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXassan Cali Kheyre yahay shaqsi shaqo yaqaan ah laakiin waayadii ugu danbeeyay bilaabey in uu talo ka qaato kuwii bur buriyay baarlamaankii Sideedaad.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta30-155222.htm

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: