Press "Enter" to skip to content

Pep Guardiola Oo Kashifay Labada Kooxood Ee Kasoo Horjeestay In Aaladda VAR Laga Hirgaliyo Horyaalka Premier League. Waa Kuwee?

Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday in labada kooxood ee Man United iyo Chelsea ay u horkaceen kooxaha kale ee horyaalka in laga soo horjeesto hirgalinta aaladda garsoorka caawisa ee VAR. Go’aanka lagu diiday in xilli ciyaareedka soo aadan la isticmaalo VAR wuxuu dhacay shalayto mar ay isku yimaadeen wakiilo ka socda 20-ka kooxood ee […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/pep-guardiola-oo-kashifay-labada-kooxood-ee-kasoo-horjeestay-in-aaladda-var-laga-hirgaliyo-horyaalka-premier-league-waa-kuwee/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: