Press "Enter" to skip to content

Pep Guardiola Oo Kashifay Hadaladii Keenay In Tarabuunka La Saaro Kulankii Ay Xalay Guuldarada Kala Kulmeen Liverpool.

Tababare Pep Guardiola ayaa si caro leh uga hadlay sababtii keentay in casaan la siiyo kulankii ay xalay kooxdiisa guuldarada kala kulantay Liverpool, waana kulankii labaad oo ay kooxdiisa guuldaro kala kulmeyso dhigeeda Reds ciyaaraha koobka horyaalada yurub ee Champions League. Guardiola ayaa aad uga carooday in garsoorka uu diiday gool uu dhaliyay Leroy Sane […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/pep-guardiola-oo-kashifay-hadaladii-keenay-in-tarabuunka-la-saaro-kulankii-ay-xalay-guuldarada-kala-kulmeen-liverpool/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: