Press "Enter" to skip to content

Pakistan oo Qaadday Tallaabo ka Dhan Madaxa Amniga Qaranka ee Afghanistan

Pakistan ayaa u sheegtay hoggaanka Afghanistan in aysan sii wadi doonin wada shaqeynta rasmiga ah ee ay la lahayd madaxa amniga qaranka ee Kabul, waxayna ku sababeysay “aflagaado xun” oo ka dhan ah Islamabad oo dhowaan ka soo yeertay, sida ay VOA u sheegeen saraakiil iyo ilo dublomaasiyadeed.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: