Tababaraha kooxda Arsenal, Arsene Wenger ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in aysan isku aadin kooxda Atletico Madrid marka la sameeyo isku aadka siddeed dhammaadka…
Malinnews.com
Axad, Maarso, 18, 2018 (HOL)-Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Ururka Al-shabaab iyo weerar lagu qaadayo deegaannada ay uga sugan…
Madaxweynihii hore ee Faransiika Nicolas Sarkozy ayaa la geeyay xarun boolis si suaalo looga weeydiyo eedeymo ah in uu ka helay lacago madaxweeynihii ugu dambeeyay…
Mark Hughes ayaa sheegay in xiisaha uu u hayo kooxda Southampton ay tahay waxa ku qaaday in uu ogolaado in uu tababare u noqdo kooxdan…
Axad, Maarso, 18, 2018 (HOL)–Saraakiil ka tirsan ilaaladaxeebaha ee dalka Giriigga ugu yaraan 16 qof oo muhaajiriin ah oo ay ku jiraan Lix caruur ah…
Axad, Maarso, 18, 2018 (HOL) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska ayaa xalay kormeer ku tagay…
Axad, Maarso, 18, 2018 (HOL)–Feysal Cabdullaahi Cumar oo ah 17 sano jir wax ka dhigta dugsiga sare oo ku yaala magaalada Jowhar ayaa ka cabanaya…
Xalay waxaa la ciyaaray labadii kulan ee ugu dambeeyAy isreebreebka tartanKa rubac-dhammaadka koobka UEFA champions league, waxaana wada ciyaaray kooxaha kala ah Barcelona oo la…
Arbaco, Maarso, 21, 2018 (HOL)–Askarigii Soomaaliga American ka ahaa Maxamed Nuur oo Talaadadii dhawayd lagu xiray gobolka Minnesota dagmada Hennapin ayaa shalay oo Arbaco aheed…
odabaadkaan ayaa magaalada Aukland ee Dalka New Zealnad waxaa lagu qabtay xaflad lagu daahfuray masjidkii ugu horreeyay oo ay yeeshaan jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool…
Ciyaar kulul oo u dhexeysay laba kooxood oo ka dhisan dalka Giriigga ayaa shalay oo Axad ah la hakiyay kaddib markii mid ka mid ah…
Sabti, Maarso, 17, 2018 (HOL)–Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka iyo Xukuumadda, iyadoo ku baaqday inay diyaar…
Axad, Maarso, 18, 2018 (HOL)–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib u dhigay safar uu maanta ugu anbabixi lahaa dalka Qatar sida ay inoo…
Sabti, Maarso, 17, 2018 (HOL) – Guddida tayeynta shilinka Somaliland iyo la tacaalidda sicir bararka ayaa sheegay in mudadii dheeraadka ahaa ee la siiyey shirkadaha…
Sabti, Maarso, 17, 2018 (HOL)–Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshey xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana kulankaa qeyb ka ahaa Wasiiro ka…
Sabti, Maarso, 17, 2018 (HOL)-Maalmihii u dambeeyey waxa jiray Buuq ka dhashay gabay ku jiray buug uu qoray wasiirka Warfaafinta Somaliland C/raxmaan Gurey Barwaaqo oo…
Tababaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola ayaa aqbalay eedeyn ay usoo jeediyeen guddiga xiriirka kubadda cagta Britain ee FA, kaasi oo ahaa inuu ku kacay…
Tababaraha kooxda Liverpool ayaa sheegay in kooxdiisa ay u qalanto in ay gaarto rubuc dhamaadka koobka Horyaalka Yurub kadib markii xalay barbarro 0-0 ay kooxda…
Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ee dalka Ingiriiska uga qeyb gala ciyaaraha orodada ayaa sheegay in ilaalada garoon ku yaala dalka Jarmalka. Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/43311201
Waxaa dhamaan baaqaday kulamadii cayaaraha Kubadda Cagta ee Maanta ka dhici laha dalka Talyaaniga kadib geeridii lama filaanka ahayd ee ku timid Kabatanka mid ka…
Weeraryahan Jonathan Calleri ayaa gool ku laad oo uu u dhaliyey kooxdiisa Las Palmas daqiiqadii 48-aad, wuxuu barbardhac kaga dhigay ciyaar xiiso laheyd oo xalay…
Adeegsiga maandooriyaha ayaa ah ayaa noqday mid dhibaato wayn ku haya dhallinyarada ku nool dalka Maraykanka. Inta badan dhallintan ayaa ah kuwo wali ku jira…
Sabti, Maarso, 17, 2018 (HOL)-Aqalka sare ayaa goor dhaw guddi u saaray khilaafka ka dhax taagan Golaha Shacabka kaddib Mooshin laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.…
Xalay waxaa magaalada London lagu dilay labo wiil oo Soomaali ah, halka mid kalena si xun loogu dhaawacay. Dilalkan loo geysto dhalinyarada Soomaalida ayaa ah…
Kulan ay ka soo qeybgaleen boqolaal ka mid ah Jaaliyadda Somaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Washington iyo gobolada ku xeeran ayaa looga doodey xiliga iyo…