Sida lagu baahiyey barta Twitter-ka ee wasiirka Batroolka Soomaaliya Injineer Cabdirashiid Maxamed Ahmed, Soomaaliya ayaa la gashay shirkado heshiis wadaag ah toddoba ka mid ah…
Malinnews.com
Al-Shabaab, ayaa dhawaan weeraro la beegsaday dhowr jaho oo Magaalada Muqdisho ah, waxa ayna burburiyeen saldhigga degmada Kaxda. Hay’adda Hiraal oo ka faalloota Amniga iyo…
Ganacsatada Sooomaalida ee suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walaacsan xiriirkii Ganacsi ee ay la lahaayeen dalka China oo sanadkii sadexaad wali u…
Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka ka warramey heshiis la sheegey in ay Soomaaliya la gashey shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD…
Magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland, oo isku diyaarinaysa qabashada doorashada kuraas ka mid noqon doona golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa galabta ka dhacay…
Saraakiisha caafimaadka magaalada Beledweyne ayaa sheegay in 13 qof oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ay ku dhinteen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada…
Magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland, oo isku diyaarinaysa qabashada doorashada kuraas ka mid noqon doona golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa galabta ka dhacay…
Shirkadaha isgaarsiinta Somaliland ee Telesom iyo Somtel ayaa markii ugu horeysay ku heshiiyey in ay isku furaan si ay u wada hadli karaan dadka isticmaalla taleefanNada…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hakiyay qabashada doorashada kuraasta golaha shacabka ee ka imanaya beelaha Banaadiriga ee Muqdisho. Beelahaasi ayaa soo gudbiyay…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Ugu yaraan 13 ruux ayaa ku dhintay 20 kalana waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii qof ismiidaamiyay uu Sabtida maanta ah isku qarxiyay maqaayad…
Ugu yaraan 10 ayaa dhintay 20 kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii maanta uu qarax ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Soomaaliya. Goobjoogeyaal ayaa…
Sida ay VOA u sheegeen dad goobjoogeyaal ah, ku dhawaad toban qof ayaa ku dhintay 15 kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii qof isku soo…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gelinkii dambe ee shalay oo Jimco ahayd sheegay in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu go’aansaday inuu ku duulo Ukraine. Milateriga…
Magaalada Kuala Lumpur ee waddanka Malaysia waxaa lagu aasay Dahabo Cumar oo Axadii lasoo dhaafay lagu dilay magaaladaas, iyadoo nin heybtiisa lagu sheegay Ciraaqi uu…
Marka la eego doorashada xubnaha baarlamaanka ee DF Somalia, waxaa la arkayaa in tiro badan oo ka mid ah mudanyaasha cusub ee baarlamanka soo galay…
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubaland ayaa dib u bilaabay doorashada kuraasta Golaha Shacabka, waxaana maanta la doortay saddex kursi oo midkood uu ku…
Waxaa manta maxkamad ku taalla magaalada Kuala Lambur ee waddanka Malaysia lasoo taagay nin ku eedeysan dilka gabar Soomaali ah oo toddobaadkan lagu dilay dalkaasi.…
Dalka Switzerland ayaa ku dhawaaqay shalay oo Khamiis ah in la qaaday xayiraadihii xanuunka Coronovirus oo dalkaasi saarnaa labadii sano ee lasoo dhaafay – Maanta…
Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsanyahay; Xamaas oo reer galbeedku u aqoonsadeen urur argagiso ah. Waxaa Barnaamijka soo diyaariyaym soona jeedinaya wariyaha VOA-da…
Wafti uu hogaaminayo Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan Baarlamanka UK ayaa maanta booqasho ku tagay Somaliland iyadoo shalayna ay wafti ka socda Midawga Yurub…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay sababaha keena in dawladuhu caruurta ka qaataan qoysaska Soomaalida iyo guud ahaan dadka Muslimiinta ah ee ku nool…
Soomaaliya waxaa weli ka socota doorashada xubnaha Golaha Shacabka, ayada oo 8 maalin oo kaliya ay ka hartay waqtigii ay beesha caalamka taageertay in lagu…
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa markii saddexaad saaka ku guuleystay doorashada kursiga HOP147 ee Golaha Shacab Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacay magaalada Dhuusamareeb…
Madaxweyna Emmanuel Macron ayaa ku dhowaaqay in France ay ciidamadeeda kala bixi doonto Mali, sagaal sano kadib markii ay faro-gelisay dalkaas si ay ula dagaalanto…