Press "Enter" to skip to content

Osman Kavala: Waa kuma ninka laf dhuun gashay ku noqday Erdogan?

Mudaharaadyo ay wadaan ardayda Jaamacadda Bogazici ee dalka Turkiga ayaa socday tan iyo billowgii sanadka, waxaana looga soo horjeedaa go’aanka uu madaxweyne Recep Tayyip Erdogan madaxa jaamacaddaas uga dhigay nin isaga ay isku dhow yihiin oo daacad u ah.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: