Press "Enter" to skip to content

ONLF: Qalbi-dhagax ha la sii Daayo

ONLF ayaa mar kale ku baaqay in si nabad ah lagu sii daayo Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax oo horey dawladda Soomaaliya ugu gacangelisay Itoobiya, iyada oo ururku sheegay in sii dayntiisa lagu xiray shuruudo ay ka mid tahay inuu ka laabto mowqifkiisa siyaasadeed.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4303836.html

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: