Press "Enter" to skip to content

Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Toronto

Allaah ha u naxariistee Sahal Maxamed Sahal oo 35 sano jir ahaa ayaa Sabtidii lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana sida ay sheegeen Booliska Toronto Sahal iyo laba gabar oo la socday rasaas lagu furay, xilli ay waddada marayeen. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: