Press "Enter" to skip to content

Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada London

Nin Soomaali ah ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu dilay xaafadda Leyton ee bariga magaalada London ee dalka UK, oo Soomaali badan ay dagan tahay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: