Press "Enter" to skip to content

Nin cunuggiisa soo tuuray oo la xukumay

Nin u dhashay dalka Koonfur Afrika ayey maxkamadi xukuntay ka dib markii uu dhisme ka soo tuuray cunug yar oo sannad jira oo uu asaga dhalay usbuucii la soo dhaafay. Waxaa laga duubay muuqaal asagoo ilmaha yar ka tuuraya dusha dhisme uu saarnaa, xilli ay dad ka mudaharaadayeen dhismayaal la burburinayey.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43799515

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: