Press "Enter" to skip to content

Nigeria: Dibedbaxayaal xiray waddooyinka waaweyn ee magaalada Abuja

Boqolaal qof ayaa maanta isugu soo baxay wadooyinka magaalada Abuja ee dalka Nigeria kuwaasi oo ka soo hor jeeda xariggii loo geystay Sheikh Ibrahim Zakzaky oo ah hogaamiye taabacsan shiyacada dowladda Iraan. Dadkani ayaa isugu soo baxay fagaaraha Eagles.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43645629

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: