Press "Enter" to skip to content

New Zealand oo hakisay socotada uga imaaneysa India

Waddanka New Zealand ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay inay si kumeel gaar ah u joojiyeen soo galintaanka dhammaan dadka socdaalka ah oo uga imaanaya wadanka India, kuwaas oo ay ku jiraan muwaadiniinteeda.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: