Xog-haya guud ee gaashaan buurta NATO, Jens Stoltenberg, ayaa sheegay in todoba ka mid ah dublomaasiyiinta ka hawl gala xafiiska diblomaasiyadeed Ruushku ku leeyahay xarunta ururka NATO. Tallaabadaas oo jawaab u ah weerarkii lagu sumeeyey basaas hore Ruushka ugu shaqayn jiray oo ka dhacay dalka Ingiriiska saddex todobaad ka hor.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43557418
Be First to Comment