Press "Enter" to skip to content

Naciima Qorane oo 3 Sano oo Xabsi ah Lagu Xukumay

Abwaan Naciimo Qorane ayaa maanta maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa waxay ku xukuntay 3 sano oo xadhig ah, kadib markii maxkamaddu ay sheegtay in lagu helay danbi ah hadallo cay ah oo ka dhan ah Somaliland.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4348852.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: