Press "Enter" to skip to content

“Nabadgalyo Korkaaga Ha Ahaato, Ilaahey Idankiis Wey Fududaaneysaa” Salah Oo Fariin Naxariis Leh U Diray Elneny.

Kubad Sameeyaha Arsenal Mohamed Elneny ayaa laga saaray kulankii ay kooxdiisa 4-1 kaga badisay West Ham kadib markii uu canqawga ka dhaawacmay, waxeyna aheyd mid u xun ciyaartoyda iyo dhamaan dadka Masaarida. 25-jirkaan waxaa dhulka dhigay kabtanka West Ham Mark Noble, waxeyna dhibaato xoog leh kasoo gaarto canqawgiisa bidix iyadoo haatanba laga cabsi qabo inuu […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/nabadgalyo-korkaaga-ha-ahaato-ilaahey-idankiis-wey-fududaaneysaa-salah-oo-fariin-naxariis-leh-u-diray-elneny/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: