Press "Enter" to skip to content

Muxuu taliska AFRICOM ka yiri xaaladda Soomaaliya?

Taliyaha Milatariga Mareykanka ee taliska AFRICOM General Steph Townsend ayaa khamiistii u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in welwelka ugu badan ee haatan ka jira Soomaaliya aanu aheyn Al-Shabaab, laakiin uu yahay deganaan la'aanta siyaasadeed ee aan xallin karin caqabadaha.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: