Press "Enter" to skip to content

Muxuu madaxweyne Macron ka yiri dharbaaxadii lagu dhuftay?

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa hoos u dhigay muhiimadda kuna qeexay “mid kali ah” dhacdadii shalay ka dhacday gobolka Drome ee dalkaas, halkaasi oo qof shacab ah uu wejiga dharbaaxo kaga dhuftay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: