Press "Enter" to skip to content

Muxuu Faysal Rooble ka yiri hannaanka doorashada Soomaaliya?

Qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ayaa rajo wanaagsan ka muujinayo in lasoo afjaro khilaafka hareeyey arrimaha doorashada Somalia, iyadoo dhinaca kale u arka in Ra'isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uusan qabsan wakhti ku filan ee uu ku hirgaliyo doorashada.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: