Press "Enter" to skip to content

Muxuu Cabdiweli Gaas ka yiri shaqo-joojintii Fahad Yaasiin?

Ra'iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble iyo madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo waa isku khilaafsanyihiin shaqo-joojinta xalay xili dambe uu Ra'iisul Wasaaruhu ku sameeyey taliyihii hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-suggidda Qaranka NISA.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: