Press "Enter" to skip to content

Muuse Biixi oo sheegay in Qatar ka soo horjeedo heshiiska DP World iyo Somaliland

Axad, Maarso, 18, 2018 (HOL)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ayaa ku eedeeyay dowladda Qatar in ay ka soo horjeedo heshiiska dhaxmaray shirkadda DP World iyo Somaliland.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta18-155080.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: