Axad, Maarso, 25, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta khudbad sanadeedkii Dastuuriga ahaa ka jeediyey labada gole Baarlamaan (Guurtidda iyo Wakiiladda), waxaanu khudbadiisa xooga saaray Amniga, Siyaasadda Arrimaha Dibadda, Kaabayaasha Dhaqaalaha, arrimaha Bulshadda, maamul wanaaga iyo maamul daadajinta, Garsoorka iyo cadaaladda, abaaraha isbedelka cimiladda, doorashooyinka iyo warbaahinta.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta25-155171.htm
Be First to Comment