Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay gool cajiib ah kulankii ay kooxdiisa Los Blancos guush weyn ka gaartay kooxda Juventus. Ronaldo ayaa dhaliyay gool qurux badan oo maqas ah kaas oo mashquuliyay qalbiyada taageerayaasha xiddiga iyo waliba taageerayaasha kooxaha kale. Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 11 maqas ee ugu […]

Muuqaal: Kadib Markii Uu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Gool Maqas Ah, Daawo 11 Maqas Ee Ugu Quruxda Badan Ee Laga Dhaliyay Garoomada, Kee Ayaa Ugu Qurux Badan?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment