Press "Enter" to skip to content

Muuqaal: Daawo Oo Garsoor, Miyaa Bayern Munich Laga Diiday Rikoore Cad?

Kooxda Bayern Munich ayaa xalay ku andacootay in ay ahayd in rikoore loo dhigo intii ay socotay ciyaartay ay bar-baraha 2/2 ah la gashay. Kubad uu laagay daafaca Joshua Kimmich ayaa ku dhacday gacanta xiddiga kooxda Real Madrid ee Marcelo waxana ay xiddigaha Bayern Munich ku doodeen rikoore. Hadaba muuqaalka markii dib loo daawaday ayay […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/muuqaal-daawo-oo-garsoor-miyaa-bayern-munich-laga-diiday-rikoore-cad/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: