Hey’adaha xuquuqda aadanaha ayaa horay Dowladda Shiinaha ugu eedeeyay in dadka Muslimiinta ay ku qasabto in ay ka baxaan diinta Islaamka iyo sidii loo tashkiilin lahaa, maskaxdoodana looga masixi lahaa fikirka diinta Islaamka.

Muslimiinta Shiinaha: Maxay tahay arrinta lagu sameynayo carruurta Muslimiinta Uighur ee la dhalleeceeyay?
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment