Mid ka mida musharaxiinta madaxtinimada Turkiga ayaa Khamiistii ku dhawaaqay inuu ka hadhay tartanka doorashada, iyada oo loo badinayo in tallaabadani ay si weyn u xoojiyo musharaxa mucaaradka ee la tartamaya madaxweyne Erdogan.

Musharax ka tirsan mucaaradka Turkiga oo ka hadhay tartanka doorashada
More from DibeddaMore posts in Dibedda »
Comments are closed.