Press "Enter" to skip to content

Muqdisho: Shirka Madaxda DF iyo kuwa Maamul Goboleedyada

Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayuu maanta shir hordhac ah uga furmay xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdishu. Shirkan oo fool-ka-fool ah ayay ku sugan yihiin madaxweynaha iyo ra'iisulwasaaraha, madaxweyneyaasha maamul goboleedyada

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: